Kumandoska Danab oo degaan cusub kala wareegay xoogaga Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidamada Kumaandoska Danab ururka 6aad ee Xoogga  dalka ayaa howlgal ballaaran kula wareegay degaanka Shabeellow oo 20-km u  jira degmada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug. Iska horimaad kooban ka dib xoogaga Al-Shabaab ayaa isaga cararay goobtii lagu dagaalamay, iyadoo wararku sheegayaan in dadka reer Bacaadweyne qaarkood ay ka qeyb qaateen howlgalkaas. Saraakiisha Danab ayaa sheegay inay … Continue reading Kumandoska Danab oo degaan cusub kala wareegay xoogaga Al-Shabaab (Sawirro)